Trump oo ka walaacsan in codadka doorshada lakaga shubto.

0
.

Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray qoraal uu ku sheegayo in dadku ay isku dayayaan “inay XADAAN doorashada”. Ma uusan bixin caddeyn, balse wuxuu yiri “codadka lama tirin karo kaddib marka ay codbixintu dhammaato”.

Balse sanadkan waxaa jira shuruuc cusub oo la dejiyay sababo la xiriira xanuunka safmarka ah – tirintuna, guud ahaa, waxayq aadan doontaa waqti dheer sababtoo ah dad badan ayaa codadkooda boostada ku soo diray.

Daraasad gudaha dalkaas laga sameeyayna waxay sheegeysaa inay dhif iyo nadir tahay in doorashada lagu shubto.