Hargeisa Gabadh Ka Shaqaysa Xirfad Aanay Haweenku Hore U Qaban Jirin
Haweenka Somalida Ayaa Mudooyinkan U Danbeeya Ku Soo Badanaya Shaqooyinka Ay Somalidu Aaminsantahay in Kaliya Raggu Qaban Karaan
Hadaba Tani Waa Dhacdo Ay Adag Tahay In Haweenku Ku Dhiiradan Qabashaadeda Madaama Oo Ay Tahay Shaqo U Gaara Ragga
Xafsa Mustafe Waa Gabadh Da,yar Oo Ku Shaqaysa Xifda Laydhka Oo Aan Haweenku Hore U Qaban Jirin
waxay ka Waramaysa Qaabka Ugu Shaqayso Xirfadan Laydhka Iyo Caqabadaha Ka Hor Imaada marka Ay Ku Jirto shaqadan
Raac Linkigan Si Aad Uga Bogoto Xirfadan