Muqdisha Caawa Faro kuma jirto”
Komishanka Doorashooyinka ayaa Soo Saaray Waraaqda Ama jadwalka Doorashooyinka kuwaasi oo Dhan ka Raran
Isla Foidkiiba Waxaa Dagaal ka Bilawday Degmada kaaraan oo inta La ogyahay Ay ku Dhinteen ilaa 4 Askari
Dagaalka ayaa Markii Dabe ku Fiday Qaybo ka Mida Magaalada Dad Goob jooga ayaa ii sheegay inay Gudaha Magaalada ka Dagaalamayaan Dad Hubaysa oo Aan Haybtooda La Aqoonsan kuwaasi oo Meesha ka Saaray Ciidamadii Dawlada