Laascanood Bumbo gacmeed ayaa Lagu weeraray mid kamid goobaha diiwaangelinta magaalada Taas oo taal hotel Ataash, Hal askari ayaa ku dhaawacmay majirto faahfaahin rasmi ah oo kasoo baxay weerarkaas.