Baraf Dabaylo Wata Ayaa kubDhuftay Qaybo Ka Mida Dalka Maraykanka

0

Digniino Baraf Daabeylo Wata

Waxaa laga digayaa baraf gaaraya 5-9 inch oo ka di’i doona khamiista ilaa jimcaha Minnesota iyo qeybo ka mid ah Wisconsin, barafka ayaa wata dabaylo jaraya saacaddii 45 mayl.

Dabayasha xoogeeda ayaa lagu tilmaamay mid laamaha geedaha jareysa.

Barafka iyo dabaysha la socota ayaa la sheegayaa in ay sababi karaan in ay adkaato aragtida baaburta kaa horeysa sidaa aawgeed ayaa lagu talinayaa in aad loo taxadaro.
Badbaado Alle.