Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah kaasoo uu ku wehliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Axmed Cilmi Cismaan Karaash loogana hadlay todobaadkan Amniga, Xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka iyo Xeerka Horumarinta Sanduuqa Dhallinyarada.