Hargeisa Daily
Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Md Abdirahmaan Sh. Xasan ayaa 15 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Asluubta u Furay Tobabar,
Tobabarkan loo furay 15 sarkaal ee carbiska ah ayaa ku saabsan horumarinta iyo maaraynta arrimaha xabsiyada .