Sadex Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Kulan Deg Dega Isugu Yimid

0

Hargeisa Daily

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin, Cabdiqaadir Jirde Gudoomiyaha ku-meel gaadhka ee xisbiga Waddani iyo Cabdinaasir Qodax xoghaye ku xigeenka xisbiga Ucid oo wadajir madaxtooyada warbaahinta kula hadlay ayaa taageeray wakhtiga Gudidda Doorashooyinku u cayimeen doorashada Wakiilada iyo Deegaanka ,

Geesta kale Golaha guurtida ayay ugu baaqeen inay ku raacaan wakhtigaasi