News Caalamka

Caalamka

Wararkii u dambeeyey ee Caalamka

Dibadbaxyo looga cabanayo Trump oo ka socda Washington

Iyadoo ay xilligan habeen u tahay Mareykanka, goobaha codbixintuna ay soo xirmayaan, codadkana la tirinayo, dibadbaxyo ka dhan ah Madaxweyne Trump ayaa ka socda...

Muxuu Xisbiga Jmahuurigu ka yiri khudbadii Trump?

Donald Trump ayaa sheegtay guul aan lagu raacsaneyn, kaadib khudbad uu goor dhow ka jeediyay Aqalka Cad – iyadoo weli ay harsan yihiin malaayiin...

Hadaba, maxaa la filayaa, sheegashada Trump ka dib?

Weli lama hayo jawaabaha ku saabsan qofka noqon doono madaxweynaha soo socda ee Mareykanka. Arrimaha suuragalka ah waxaa ka mid ah: Lama ogaan karo maalmaha...

Xaqiijin: Maya, run ma ahan sheegashada guusha ee Trump

EPACopyright: EPA Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay in uu guuleystay in kastoo aan weli la tirin codadka gobollada sida wayn loogu loolamayo ee isbedelka...

‘Halis iyo keli talisnimo’: Maxay Ilhaan iyo dimuquraadiga ka dheheen sheegashadii...

RuetersCopyright: Rueters Ilhan Cumar oo ka jawaabeysa sheegashadii Trump ee ahayd in uu “ku guuleystay” doorashada ayaa barteeda Twitter-ka ku qortay “ma hor istaagi kartid...

Kuuriyada Waqooyi ‘oo dishay isla markaana gubtay sarkaal Koofurta ka soo...

Getty ImagesCopyright: Getty Images Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa toogtay isla markaana meydkiisa gubay sarkaal u dhashay Kuuriyada Koofureed, sida ay sheegtay wasaaradda Kuuriyada Koofureed, oo...

Khudbadda Raysal Wasaaraha Cusub Oo Uga Mahad Celiyay Golaha Shacabka Codka...

Khudbadda Raysal Wasaaraha Cusub Oo Uga Mahad Celiyay Golaha Shacabka Codka Ay Siiyeen HOOS KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA

Xirsi Iyo A.kariin Mooge Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Dhagoolayaasha Fariina...

Xirsi Iyo A.kariin Mooge Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Dhagoolayaasha Fariina U Diray Madaxweynaha HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

Xubin Ka Mid Ah Guddiga Qaban-Qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Sheegay In...

Hargeysa (Hargeisa Daily) – Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay loolanka ka dhex taagan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Ganacsiga,...

Wararkii u Dambeeyey