News Caalamka

Caalamka

Wararkii u dambeeyey ee Caalamka

Ra’iisul wasaare hore oo lagu helay dambi ah in xaaskiisa uu...

Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Faransiiska François Fillon iyo xaaskiisa ayaa lagu riday xukun xarig ah kaddib markii lagu helay dambi inay ku lug...

Is-barbardhig: Awoodaha milateri ee Masar iyo Turkiga

Waxaa bilihii lasoo dhaafay isa soo tarayay xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ugu awoodda badan bariga dhexe, Masar iyo Turkiga oo kala taageeraya...

Trump: Ilhaan waxay Mareykanka la damacsan tahay fowdo sida Somalia oo...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo cusbooneysiiyay weeraradiisa ka dhanka ahaa Ilhaan Cumar oo ka tirsan koongareeska Mareykanka isagoo taageerayaashiisa u sheegay in haweeneydan...

Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Sheegtay Inaanu Ingiriisku Raali Ka Ahayn Midnimadii...

London (Hargeisa Daily)—Magaalada London ee Caasimadda boqortooyada Ingiriiska waxa lagu qabtay Munaasibad loogu dabbaal-degay Xuska lixdan Guurada Xornimada Somaliland, taasi oo Somaliland iyo guud...

Deg Deg:-In Ka Badan 30 Qof Ayaa Dhintay Kadib Markii Ay...

Deg Deg:-In Ka Badan 30 Qof Ayaa Dhintay Kadib Markii Ay Isku Dhaceen Laba Doonyood HargeisaDaily.com/Hargeisa Office

Deg Deg Mareykanka oo ay musiibo labaad ku habsatay

Dufaantii ugu horreysay ee sannadkan 2020-ka ayaa ku dhufatay xeebaha koonfurta Texas. Saraakiisha Mareykanka ayaa ka digay waxyeellada ay geysan karto duufaanta Henna oo...

Shiinaha oo dacwad ku soo oogay rag u dhashay Canada oo...

Shiinaha ayaa labo nin oo u dhashay Canada kusoo oogay dacwad ah inay howlo basaasnimo ah ka wadeen dalkaas, raggan ayaa in ka badan...

Dawladda Taiwan oo si Adag u Difaacday Cilaaqaadka ay la Leedahay...

  Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan ayaa  jawaab adag ka bixisay naqdigii ka soo yeedhay Dawladaha Shiinaha iyo Soomaaliya oo ka soo horjeedsaday iskaashiga...

Cudurka Korona: Fayras kale oo ka dillaacay Shiinaha oo laga cabsi...

Seynisyahano u dhashay dalka Shiinaha ayaa ogaaday in waddankaas uu ka jiro xanuun horleh oo lamid ah feyraska corona, kaas oo noqon karo cudur...

Deg Deg:-Kiisaska Karoona Fayraska Dalka Pakistan Oo Sii Korodhay.

Wararka Laga Helayo Dalka Pakistan Maanta oo Isniin ah ayaa lagu sheegay in La diiwaangelisay 3,557 kiis oo ah coronavirus cusub 24-kii saac ee...

Wararkii u Dambeeyey