News Caalamka Page 11

Caalamka

Wararkii u dambeeyey ee Caalamka

Daawo:-Ismaamulkii 10 aad Oo Lakaga Dhawaaqay Ethiopia.

Ismaamulkii 10 aad Oo Lakaga Dhawaaqay Ethiopia. Like Us HARGEISADAILY.COM/HARGEISA OFFICE

Shiinaha oo dacwad ku soo oogay rag u dhashay Canada oo...

Shiinaha ayaa labo nin oo u dhashay Canada kusoo oogay dacwad ah inay howlo basaasnimo ah ka wadeen dalkaas, raggan ayaa in ka badan...

Tuugo Ku Dhiiraday Inuu U Dhaco Saldhig Boolis.

Tuugo ayaa dhac ka geystay saldhig booliska Ghana ay ku leeyihiin dalkaas, waxay tuugadu xadday qalab isugu jiro Koombiyuutar, teleefishin iyo dareeska booliska. Waxay aroornimadii...

Diigii qeylidiisa looga dacwooday Maxkamada oo bakhtiyay.

Diigii qeylidiisa ay kasoo dacwoodeen deriska ayaa bakhtiyay, sida laga soo xigtay Corinne Fesseau oo ah haweeneyda iska laheyd diiga(Diiq). Warka ku saabsan kiiska ka...

Waa Guma Ninka Guursaday Gabadha La Dhalatay Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi.

Sannadihii ugu dambeeyay, Kim Yo-jong oo ah gabadha la dhalatay hogaamiyaha kuuriyada waqooyi ayaa si wayn uga soo muuqatay saaxadda siyaasadda iyo hoggaanka caalamka...

George Floyd walaalkii oo codsi u diray Qaramada Midoobey

George Floyd walaalkii ayaa ka codsaday Qaramada Midoobey inay baaritaan ku sameyso dhacdooyinka ku saabsan dilalka ay booliska Mareykanka u geysteen dadka madowga ah. Philonise...

Madaxweynaha cusub ee Burundi oo xilka loo dhaariyay

Madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay ee dalka Burundi, Evariste Ndayishimiye ayaa maanta loo dhaariyay xilka madaxtinimada ee dalkaas, waxaana lagu waday Evariste Ndayishimiye...

Mareykanka oo Shiinaha kusoo rogay cunaqabteyn la xiriirta Muslimiinta Uighurs

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci cunaqabateyn kusoo rogaya Shiinaha sababo la xiriira cadaadiska ay ku hayaan muslimiinta laga tirada badan yahay...

Waa kuma ninka adeerka u ah madaxweynaha Suuriya ee Faransiiska lagu...

Maxkamad ku taalla Faransiiska ayaa afar sanno oo xarig ah ku xukuntay Bishaar Al Asad adeerkii kaddib markii lagu helay dambi ah in uu...

Saraakiil boolis oo shaqada looga joojiyey muuqaal muran abuuray

Taliska Booliska Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay labo sarkaal oo la sheegay in ay ku lug yeesheen dhacdo ay dhowaan ciidamada booliska magaalada Qardho...

Wararkii u Dambeeyey