News Caalamka Page 3

Caalamka

Wararkii u dambeeyey ee Caalamka

Deg Deg Khasaare Xoogan Oo Ka Dhashay Weerar Is Miidaamin Ah...

Khasaare Xoogan Oo Ka Dhashay Weerar Is Miidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Afganistan

Deg Deg Sudan Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Xadka Ay Ethiopia La...

Sudan Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Xadka Ay Ethiopia La Wadaagto

Deg Deg Madaxwaynaha JSL Oo Xeer Madaxwayne Ku Asteeyay Goorta La...

Madaxwaynaha JSL Oo Xeer Madaxwayne Ku Asteeyay Goorta La Bilaabayo Diwaangalinta C.Doorashooyinka.

Abiy Ahmed oo ciidamada Ethiopia amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga

  Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa sheegay inuu ciidamada militariga amray inay jawaab ka bixiyaan “weerar” xisbiga maamula gobolka Tigray ku qaadeen xero ay...

Trump oo ka walaacsan in codadka doorshada lakaga shubto.

Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray qoraal uu ku sheegayo in dadku ay isku dayayaan "inay XADAAN doorashada". Ma uusan bixin caddeyn,...

Biden oo la saadaalinayo inuu ku guuleysto Minnesota

Gobolka Minnesota ayaa la sadaalinayaa inuu ku guuleysto Joe Biden. Gobolkan oo ku yaalla bartamaha galbeedka Mareykanka ayna ku nool yihiin Soomaali badan ayaa taariikhiyan...

Trump oo ku dhawaaqay natiijo “cajiib u ah”

Donald Trump ayaa ka soo muuqday qolka yare e ku yaalla dhanka Bari ee Aqalka Cad. Wuxuu billaabay in uu u mahadceliyo qoyskiisa iyo taageerayaashiisa...

Dibadbaxyo looga cabanayo Trump oo ka socda Washington

Iyadoo ay xilligan habeen u tahay Mareykanka, goobaha codbixintuna ay soo xirmayaan, codadkana la tirinayo, dibadbaxyo ka dhan ah Madaxweyne Trump ayaa ka socda...

Muxuu Xisbiga Jmahuurigu ka yiri khudbadii Trump?

Donald Trump ayaa sheegtay guul aan lagu raacsaneyn, kaadib khudbad uu goor dhow ka jeediyay Aqalka Cad – iyadoo weli ay harsan yihiin malaayiin...

Hadaba, maxaa la filayaa, sheegashada Trump ka dib?

Weli lama hayo jawaabaha ku saabsan qofka noqon doono madaxweynaha soo socda ee Mareykanka. Arrimaha suuragalka ah waxaa ka mid ah: Lama ogaan karo maalmaha...

Wararkii u Dambeeyey