News Somalia

Somalia

Wararkii u dambeeyey ee Soomaaliya

Ciidanka AMISOM Oo Saldhig Ka Samaysanaya Deegaan 60 Km U Jira...

Ciidanka AMISOM Oo Saldhig Ka Samaysanaya Deegaan 60 Km U Jira Somaliland.

Dagaal Xoogan Ayaa Dhexmaray Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Iyo Al Shabaab

Dagaal Xoogan Ayaa Dhexmaray Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Iyo Al Shabaab https://www.youtube.com/watch?v=Om4kigtdCkA  

Nin hubeysan oo dad kasoo wada jeeda hal qoys ku laayey...

Wararka aan ka heleyno deegaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim oo dhaca duleedka koonfureed ee Muqdisho, waxa ay sheegayaan in goor dhaw nin hubeysan uu weeraray...

Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray Madxafka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Matxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka, ganacsatada...

Galmudug oo Guddi u saartay Shaqaaqadii ka dhacday Dhuusamareeb

Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay dagaal Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku dhex-maray Ciidamo ka kala tirsan kuwa Haramcad ee Booliska gaarka ah...

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo qof Shacab ah ku dilay...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya uu qof Shacab ah...

Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare. Sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Golaha...

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka oo xariga jaray Dayac-tir lagu sameeyay...

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka XFS Md. Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo Safiirka dawladda Talyaaniga...

Deni oo laga dalbaday inuusan ka qeybgelin kulanka uu ku baaqay...

Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa madaxweyne Siciid Cabdullaabi Deni ka dalbaday inuusan ka qayb gelin kulankii maamul goboleedyada ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu...

“Dalkii god buu ku socdaa, madaxweynihii dastuurka loo xil saaray inuu...

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Somaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka,...

Wararkii u Dambeeyey